Madaxweyne Deni oo u digay dadka Carqaladeenaya Dimuquraadiyada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay tababarka Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl kuwaasi oo ah goleyaashii deegaan ee ugu horeeyay ee Shacabku kusoo doorto hal Qof iyo Hal cod. Madaxweynaha ayaa Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo la wadaagay shaqada adag, duruufihii iyo go’aan qaadashada taariikhiga ah ee laga … Continue reading Madaxweyne Deni oo u digay dadka Carqaladeenaya Dimuquraadiyada Puntland